U bood dhigaalka

Senetor Xasan Iidow Oo Kusoo Baxay Aqalka Sare Ee Hirshabeelle.

Sheeko:Amniga

Xasan Iidow Muxumad Kobac ayaa kusoo baxay kursiga 6aad ee Aqalka sare ku matalaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle.

Waxa uu ka guulaystay Musharax Cabdinuur Fareey kadib markii uu tanaasulay Ex sanetor Cismaan Axmed Macow oo kursigaan hore ugu fadhiyay.

Cabdinuur Ibraahim Fareey ayaa helay 22 cod halka senetor Xasan oo guuleystay uu helay 69 cod.

 

GOOBJOOG NEWS