U bood dhigaalka

Shariif Abayle “Baahi Weyn Ayay Qabaan Ciyaartooyda Marka”

Sheeko:Cayaaraha

Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya iyo Wasaarada isboortiga Dowladda ku dhaliilay in aysan wax u qaban dhallinyarad iyo bahda ciyaaraha reer Marka.

Halkan Ka Daawo Shariif Maxamed oo Baaq U Diray Dadka Ka Soo Jeedka Marka