U bood dhigaalka

Shariif Xasan Sheekh Aadan “Doorashada 2020-201 Waa In Ay Ku Dhacdaa Si Nabadgalya Ah Oo La Isla Ogol Yahay ”

Sheeko:Amniga

Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed sidoo kale mar soo noqday guddoomiyihii hore Baarlamaanka Sooomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa soo gaaray caasimada Mqudisho waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xildhibaan ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Fedraalka iyo madaxda oo ka socotay xisbiyada.

Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Soo Dhaweynta Shariif Xasan

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/362780388069986/

Goobjoog News