U bood dhigaalka

Sheekh Shariif Oo Lakulmay Gudoomiye Cabdi xaashi Iyo Mahdi Guleed

Sheeko:Amniga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midoowga Murashaxiinta, Shariif Sh Axmed ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed.

Madaxweyne Shariif ayaa ku bogaadiyay Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo RW ku xigeenka Mahdi Guuleed sidii wacneed ee ay u hoggaamiyeen Doorashadii aqalka sare ee gobolada Waqooyi.

Waxa durba soo baxaya xodxodashada mushrixiinta xilka madaxweynaha ee udiiyaagarawga doorashada madaxtooyada.

GOOBJOOG NEWS