U bood dhigaalka

Sheekh Shariif Oo Shirgudoomiyay Midawga Musharixiinta

Sheeko:Amniga

Midawga musharixiinta ayaa yeeshaay maanta oo talaado kulankoodii caadiga ahaa, waxa shirgudoomiyay madacweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheekh Axmed.

Kulankan aya loiga arinsaday xaaladihii ugu Dambeeyay ee dalka iyo dooroshooyinka waxaana laysla gartay in la dadajiyo doorashada xildhibaanada labada aqal.

Hogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur madaxweyne Xasan sheekh Raisul wasaarihii hore xasan kheyre iyo xubno kale aya ka qeyb ah kulanka.

 

GOOBJOOG NEWS.