U bood dhigaalka

Shirka Doorashooyinka Oo Afisyooni Ka Furmay

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir uga furmay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka.

Shirkan oo ka furmay xarunta tababarka ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni, ayaa looga hadlaya xaaladihi ugu dambeyay ee doorashooyinka dalka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ah dhamaan mas’uuliyiintii ku balan sanaa in ay shirka soo xaadiraan, horay ayey u aheyd markii shirkan oo lagu balansanaa uu baaqday khamiistii.

Goobjoog News