Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey oo Maanta Furmaya iyo Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya

Waxaa maanta si rasmi ah magaalada New York ee dalka Mareykanka uga furmaya shirka guud ee jimciyadda qarumaha ka dhaxeysa, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda ilaa 193 dal oo xubin ka ah.

Kulankan oo midkii 74aad waxaa ajendayaashiisa ka mid ah: arrimaha siyaasadda caaliga ah, argigixisada, cimilada, caafimaadka iyo arrimo badan oo dunida mashquuliyey, waxaa intaasi dheer in dalka weliba uu halkaasi la tago ajendihiisa u gaarka ah.

Dhanka Soomaaliya, sida ay Goobjoog News u xaqiijisay Villa Somalia, waxaa markii ugu horeysay tagaya madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo ka hadli-doona dadaallada dowladiisa ee la dagaalanka argigixisada ee dalkiisa iyo gobolka,  dhismaha dowladimada, dib u heshiisiinta iyo arrimo kale.

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. Are you searching for the most reliable Already Written Essays? All the Custom Dissertation Writing should be original based on in-depth research and include appropriate citations based on current references on the Pre Written Essays.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW