U bood dhigaalka

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo Inuu Ka Furmo Muqdisho

Sheeko:Dalka

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo kahor dhacay waqtigii lagu ballamay ee ahaa inuu furmo 7-da bishan.

Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa saacadaha soo aadan la filayaa inay yimaadaan magaalada Muqdisho, waxaana shirka uu furmi doonaa gelinka dambe ee maanta.

Shirkan waxaa markaan looga hadli doonaa arrimo la xiriira aqalka sare, yareenta tabashooyinka iyo arrimo kale.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News