U bood dhigaalka

Shirkii Wadatashiga Ee Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Oo War Murtiyeed Laga Soo Saaray (Akhriso)

Sheeko:Dalka

Shirkii magaalada Muqdisho uga soconayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka, ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed.

Shirkaan ayaa waxyaabaha la’isku af gartay waxaa ka mid ah in la sameeyo madal wada tashi ah, taasi oo ka kooban dowladda Federaalka, Baarlamaankeeda, maamul gobaleedyada iyo sidoo kale Ururada Bulshada rayid ah.

Hoos ka akhriso Warmurtiyeedka oo dhameystiran

X1

X3

 

 

3

X4

X5

X6