U bood dhigaalka

Shirkii Wadatashiga Murashaxiinta Madaxweyneyaasha oo furmay, Akhriso Magacyada

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaja dalka, kaas oo socon doono muddo sedex maalin ah, waxaana lagu wadaa in looga hadlo arrimaha dalka iyo doorashoooyinka.

Murashaxiinta hoolka ku sugan waxaa ka mid ah:

  1. Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud
  2. Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed
  3. Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Guuleed
  4. Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan
  5. Hoggaamiyaha Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur
  6. Hoggaamiyaha Xisbiga Nabadda Prof Maxamed Cabdi Gaandi
  7. Xisbiga Dan Qaran: Daahir Geelle
  8. Mustaf Dhuxulow
  9. Ra’isul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre
  10. Hoggaamiyaha xisbigaIleys, Cabdiqaadir Cosoble,
  11. Xuseen Cabdi Xalane
  12. Maxamed Siriin oo ah hoggaamiyaha xisbiga Kulan

Shirkan ayaa lagu wadaa in xoogga lagu saaro siyaasadda dalka, guddiyada doorashada iyo sida xal mideysan looga gaari karo.

Goobjoog News