U bood dhigaalka

Shirkoole : Jidadka Qaar Oo La Gooyay .

Sheeko:Amniga

Waxaa saakay la xiray dhamaan waddooyinka Muhiimka ah ee Soo gala xaafadda Shirkoole ee degmada Hodan halkaas oo ay ku sugan yihiin  Ciidamo fara badan oo ka amar qaaya Gen Saadaq John.

Waddooyinkan ayaa lagu xiray Caro fara badan , iyadoo goobaha qaar aad looga adkeyay in ay ka soo gudbaan Gawaarida .

Ciidama uu Hormuud u yahay Gen Saadaq Cumar Xasan Saadaq John ayaa inta badan gacanta ku haya waddooyinka Gala Shirkoole .

Genaralka ayaa gurmad ka helaya Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin kale .

Dhanka kale qaarka mid ah wadooyinka kale ee Caasimadda ayaa la goyay Maanta, iyadoo wadooyinka lagu arkayo ciidamo Fara badan .

Hoos ka daawo Sawirada Wadooyinka Xiran