Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dhaqaalaha Iyo Deyn Cafinta

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dardar gelinta qorshaha deyn cafitna dalka.

Kulanka oo ay ka qeyb galeen sii hayaha wasiirka maaliyadda, guddoomiyaha bangiga dhexe iyo mas’uuliyiinta hey’adaha iyo wasaaradaha qeybta ka ah tubta horumarinta dhaqaalaha ayaa looga dooday arrimaha dhaqaalaha dalka, gaar ahaan dhibaatadii ka dhalatay xanuunka COVID19.

Sidoo kale kulanka ayaa looga dooday isu diyaarinta shir dhex maraya dowladda iyo IMF oo kamid ah imtixaanaadkii joogtada ahaa ee lagu ogaanayay sida dowladdu ay usoo buuxisay shuruudihii deyn cafinta.

Dhamaan wasaaradaha iyo hey’adaha dowladda ee ka tirsan tubta horumarinta dhaqaalaha ayaa la faray inay qeybta uga aadan ka qaataan qorshaha deyn cafinta dalka si loogu guuleysto dhammaan shuruudaha loona gaaro himilooyinka ummadda Soomaaliyeed.

Daawo Wasiir Bayle Oo Faah Faahinaya Wixii Ka Soo Baxay Shirka

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. pug puppies for sale,pug puppies for sale near me
    teacup pugs for sale,teacup pugs,teacup pug puppies for sale,teacup pug for sale near me,pug for sale near me,pug puppies for sale under,teacup pugs,pug puppies near me,teacup pugs,teacup pug puppies for sale,pug puppy for sale,mini pug,baby pugs for sale,pug breeders near me,pugs puppies for sale,black pug puppies for sale,miniature pug,pug puppies,pugs for sale near me,pugs for sale near me,pugs puppies,teacup pug puppies for sale,pugs for sale,baby pugs for sale,French bulldog for sale,french bulldog for sale near me, French bulldog Puppies for sale,French bulldog puppies for sale near me

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW