Socdaalka Nabadda Oo Socda Djabuti

Magaaladda Carta Ee Dalka Jabuuti Waxaa ka bilowday Socdaalkii Tobanaad oo loogu Magac daray Socdaalka Nabadda ee qaaradda Africa.

Gobolka Carta Gaar ahaan Magaalada Carta oo ah magaalo Buuraley ah waxa ay Caasimada DJabuuti  u jirtaa afartan KM waxa ay dadku Socdaalkan Sameeyeen oo ay gooyeen Masaafa dhan shan iyo toban KM iyadoo Socdaalkana ay qeyb ka ahaayeen Masuuliyiin Dowladda Jabuubti ah.

Dhulka oo ah buuraleey waxaa Sabab noqotay in dadku ay socdaan Saacado dhan Saddex Saacadood oo Xiriir ah oo u dhacda si nabad ah, waxaa uu bilowday November 25.

Dayib Cali yoonis ayaa Goobjoog News u sheegay in socdaalkaas uu guuleystay, dad badan oo ka kala socda qaaradda Afrika ayaa isugu yimid, mana aha markii ugu horeysay ee Dhabuti ay martigeliso socdaallo noocaas ah.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW