Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal

Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa gab isboorti ku wareejisay akeedimiyada Itaal FC ee ka dhisran Magaalada Muqdisho,waxaana howshan bilaaw u tahay wada-shaqeyn dhexmarta labada dhinac,iyadoo maamulka Itaal ay u mahad celiyeen dhigooda Som United. ÔÇťAnaga Iyo Som United waxaa inoo bilaawday waa cusub oo wada shaqeyn ah,waxaan … Continue reading Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal