U bood dhigaalka

Somaliland: Ergada Sagaalka Kursi Berri Ha Soo Xaadiraan Si Loo Siiyo Tababar

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay sagaal ka mid ah kuraasta golaha shacabka Somaliland oo diyaar u ah in ay bilaabato doorashadooda.

War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga aya lagu sheegay in beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 15-ka November la bilaabayo in la xareeyo ergada doorashada sagaalkan kursi.

Kuraasta ay guddiga shaaciyeena yaa kala ah :-

1: HOP#214

2:HOP#218

3:HOP#226

4:HOP#233

5:HOP#208

6:HOP#210

7:HOP#202

8:HOP#225

9:HOP#272

Kuraastaan ayaa dhamaantood laga leeyahay gobalada waqooyi ee Soomaaliland waxa ayna doorashadoodu ka dhici doonta teendahda Afisyooni.

Gobalada Waqooyi ayaa horay u bilaabay doorashada golaha shacabka oo laba ka mid ah kuraastooda lagu doortay Muqdisho, waxaana doorashadaas oo dhacday bilawgii bishaan ku soo baxay Mahadi Maxamed Guuleed iyo Xildhibaan Biixi Iimaan Cige.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka guddiga