U bood dhigaalka

Somaliland Oo Dhulkeeda Ka Mamnuucdey Hey’adaha Laga Leeyahay Koonfurta Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Xukuumadda Somaliland ayaa khamiistii go’aan ka soo saartay hey’adaha laga leeyahay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee ka shaqeeya dhulkeeda.

Shir ay golaha wasiirrada yeesheen oo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi ayaa la go’aamiyay 3 qodob

1. In guddi loo saaro hirgelinta barnaamij shaqo qaran ee horay u ballanqaaday xisbiga talada haya ee Kulmiye.

2. In hey’adaha laga leeyahay koonfurta Soomaaliya aaney wax mashruuc ah ka fulin Karin Somaliland, isla markaana aaney howl-geli Karin

3. In wasaaradaha arrimaha gudaha iyo gashaandhigga ka howlgalaan ladagaalanka aafada tahriibka.

Goobjoog News