Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Eedeeyay Xukuumadda Biixi

Xisbiga wadani ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi ay xad-gudub ku sameysay hoggaanka xisbigooda, islamarkaana ay bilowday qorshe fowdo looga abuuray Somaliland.

Afhayeenka xisbigaasi, Barkhad Batuun oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gaari uu lahaa guddoomiyaha xisbigaasi Cirro suuqa dhexdiisa wiish looga qaaday, sidoo kalena ciidankii ilaalada u ahaa guddoomiyaha looga yueeray xeryahoodii.

Barqad ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi dhaqamadan cusub ee ay waddo ay horseedi karaan fowdo ka dhacday Somaliland, iyo sidoo kale in aan la is ixtiraamin.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW