Soomaali Ku Geeriyootey Xajka

Soomaali ka mid ahayd xujeyda sanadkan ayaa la sheegay iney ku geeriyoodeen isbuurasho ka dhacday Mina.

Xaaji Axmed Maxamed Saalax iyo Xaaji Xasan Maxamed Jimcaale ayaa la xaqiijiyey iney geeriyoodeen, waxaana meydkooda la geliyey Qaboojiye.

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay sidoo kale in ay jiraan xujey kale oo dalal kale kasoo jeeda oo iyaguna geeriyootey.

Xujeyda Masaarida ah ee geeriyootey ayaa tiradooda kor u dhaafeysa 30, Halka Bangladesh ay iyaguna gaarayaan 50, welina waxaa socda tirakoob kale.

Goobjoog News

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW