Soomaaliya: Ciidamada Uganda oo Sheegtay iney Jimcihii Dileen Ku Dhowaad 200 Al-shabaab ah

Ciidamada Uganda eek a tirsan hawlgalka AMISOM ee loo yaqaano The Uganda People’s Defense Forces (UPDF) ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen Al-shabaab ku dileen 189 Al-shabaab ah.
Isaga oo la hadlayey wakaaladda wararka Anadolu Agency, ku xigeenka afhayeenka ciidanka Lt. Col. Deo Akiki ayaa yiri ‘Maanta hawlgal ay ciidamadeennu ku fuliyeen magaca (AMISOM) ayaa lagu dilay 189 al-Shabaab ah.
“Waa tiradii ugu badneyd ee dagaalyahanno Al-shabaab ah laga dilo maalin gudaheed’.
Weerarka ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay goob ay Al-shabaab ku dhuumaaleystaan oo dhacda Sigaale oo ah meel 99 kilometers (61 miles) Koonfur galbeed Mogadishu.
Ciidanka Uganda waxa ay Soomaaliya joogeen in ka badan 10, waxaana uga dhimatay in ka badan 20 askari
Goobjoog News
Thanks for the post!
robaxin pharmacy robaxin united states robaxin united kingdom
Привет всем участникам форума! Класный у вас сайт!
Что скажете по поводу этих новостей?: НБУ отзывает лицензии еще у двух банков http://electek.ru/news/17896-nbu-otzyvaet-licenzii-esche-u-dvuh-bankov.html
В Сочи внедрена уникальная система управления электроснабжением города [url=http://electek.ru/news/2212-v-sochi-vnedrena-unikalnaya-sistema-upravleniya-elektrosnabzheniem-goroda.html] В Сочи внедрена уникальная система управления электроснабжением города [/url]
Ещё много интересного по теме нашел тут: [b] донбасс в вов [/b] [url=http://electek.ru/] призыв в днр [/url]
spiriva 9 mcg usa spiriva 9mcg prices spiriva 9mcg pharmacy
where can i buy spiriva buy spiriva 9mcg spiriva 9 mcg without a doctor prescription
Thanks for Sharing Latest informative information.
Protect Your Family and Business from the unwanted common Pest. If want to get Pest related knowledge, Visit our website…
Pest Control Service Sharjah