U bood dhigaalka

Soomaaliya Iyo Djibouti Oo Galay Heshiisyo Dhanka Boostada Iyo Isgaarsiinta Ah

Sheeko:Dalka

Dowladdaha Soomaaliya iyo dalka Jabuuti ayaa kala saxiixday Heshiis dhanka Isgaarsiinta ah waxaana uu ka dhacay Magaaladda Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Heshiiskani ayaa waxaa uu la xiriiraa sidii loo balaarin lahaa ka faa’ideysiga internetka Viber-Obtiga,tababarada iyo horumarada labada wasaaradooda.

Boostada in ay soo marto dalka Djibouti ayaa ka mid ah heshiiska labada dhinac, sababta waxaa uu Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdi Canshuur Xasan ku sheegay aaminaad darro ka dhex jirta Soomaaliya iyo Beesha caalamka.

Wasiirka Eng Cabdi Canshuur  ayaa sheegay in uu amniga uga muhiimsan Viber-Obtiga, arrintaasina ay hadda shaqadeeda ku jirin,

Goobjoog News