• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Friday, April 23, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    AFRICOM : Khatarta Amni ee Hadda Jirta Ma Ahan Shabaab ee Waa Mudda Kordhinta

    Idriss Déby  Oo Maanta La Aasayo

    Idriss Déby Oo Maanta La Aasayo

    Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17

    Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Dr. Buurane oo Lagu Dilay Muqdisho

    Adis Ababa: Midowga Afrika oo  Maanta Kulan Degdeg ah Ka Leh Doorashada Soomaaliya

  • Warbixinno

    Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

    Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

    Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

    Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

    Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika

    Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa!

    Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika!

    Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

    Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Soomaaliya iyo Saameyntii dhacdadii 11-kii September,2011

      September 11, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 3 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter
      Mid kamid ah diyaaradihii weeraray labada daar
      Mid kamid ah diyaaradihii weerarka geystay oo galeysa dhismaha

      Maalintaas Maxaa dhacay?

      11/9/2001-dii: Maalintaas 19 Dhalinyaro ah ayaa afduubay diyaardo rakaab rayid ah siday, American Airline dulimaad-ka 11-aad ayaa dhex gashay dhismaha Waqooyiga xiga ee daarihii mataanaha ahaa (twin towers), halka United Airline duulimaadkii 175 uu ku dhuftay dhanka Koofur ee dhismahaas.

      Dhinaca kale, American Airline duulimaad-ka 77 ayaa ku dhacay Pentagon-ka, halka United Airline duulimaad 93 ku dul burburtay hawada Washington.

      Halkaas waxaa ku dhintay 3000 oo ay ka mid ahaayeen, 227 oo rayid ah iyo 19-kii falka fuliyay.

      Dhacdooyin muhiim ah ka hor 11/09/2001:

      Inta aanay dhicin dhacdadan 11/9/2011, waxaa jira dhowr taariikh oo xiriir toos ah la leh arrinkan.

      Dagaalkii Qaboobaa: Waxaa uu bilawday 1945-tii markii Hitler la dilay, Maraykanka iyo Ruushka ayaa awoodda dunida isku qabsaday, Mudadada dagaal-kii qaboobaa waxaa dhacay: Kala qeybinsan-kii Jarmal-ka 1949-1949-kii, dagaalkii Labada Kuuriya 1950-1553-dii, dagaalkii Vetnam 1956 iyo duulaan-kii Sovet-ka ee Afgaanistaan December 1979 ilaa February 1989, Xilliga dagaal-kan qabow uu socaday, dowladda Maraykanka waxay saaxiib la ahyed Islaamiyiinta, waxay siin jirtay taageero militari, Dhaqaale iyo mid siyaasadeed.

      1991-kii: Waxaa burburay midowgii Soviet, Waxaa dunida ku soo haray hal awood oo Maraykanka ah, Waxaa isku dhacay Maraykanka iyo Islaamiyiinta oo shalay Saxiibo ahaa.

      1996-dii: Waa markii Binu Ladin tagay Afgaanistaan halkaasna uga dhawaaqay Al-qaacida, fikirk-ka Al-qaacida waxaa uu bilowday 1988-dii.

      26- September 1996- Markii Taalibaan qabsadeen Kabul, Kuna dhawaaqeen dowlado Islaami ah, Waxaa aqoonsaday dalal badan oo Sacuudiga iyo Pakistan ku jiraan. Waxaa kaloo jiray dad Soomaali iyo ajaanib halkaas ku soo tababartay oo ku soo noqday geeska Afrika.

      7 August 1998: weerar loo geystay Safaarada Mareykanka ee Nairobi iyo Daru-Salaam. Nairobi waxaa ku dhintay 213 qof iyada oo 11 qof ay ku dhinteen Daar El-salaam

      Maalintaas kadib Mareykanka dagaallo dhinac walba ayuu galay:

      20 September 2001: Waa maalintii G. W. Bush Madaxweynihii xiligaas ee dalka Mareykanka uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah waxa uu ugu yeeray “argixisada”.

      7 October 2001: Mareykanka ayaa weeraray Afgaanistaan kadib markii Taaliban diideen in ay soo dhiibaan Osama Binu Ladin oo Bush sheegay inuu ku lug-lahaa weeraradii 11/September.

      Dhankan iyo Soomaaliya: Waxaa dhismay Maxaakiim Islaamiga ahaa, Waxaa xoogaystay fikirkoodii, qaar ka tisran Islaamiyiinta Soomaaliya ee xiligaas waxaa ay tababar ku soo qaateen Afgaanistaan taas oo keentay in hogaamiye kooxeedkii sameeyaan dhaq-dhaqaaq ka dhan ah Islaamiyiinta Soomaaliya, iyaga oo qaar islaamiyiinta ka tirsan loo gacan galiyay dowladda Mareykanaka.

      18/02/2006: Sagaal Hogaamiye oo kala ah: Muuse Suudi, Cumar Finish, Bashiir Raage, Cabdi Qeybdiid, Cabdi waal, C/rashiid Shire Ilqeyte, Cabdi shukri, Maxamed Qanyare, Bootaan Ciise Caalin iyo Maxamed dheere oo dib uga soo biiray, ayaa ku dhawaaqay isbaheysiga la dagaalanka argixisada, Sida ay sheegtay International Crisis Group ragan ayaa bil walba dowladda Mareykanka siin jirtay 100,000 ilaa 150,000 Dollar si ay ula dagaalamaan aragigixisada.

      February 28, 2006: Muqdisho waxaa looga dhawaaqay golaha Kacdoonka Difaaca Diinta iyo Dalka, kaas oo ay ku dhawaaqeen Midowga Maxaakiimta Islaamigu si ay uga hor tagaan Isbahaysiga la baxay la dagaalanka “Argagixisada. Maxaakiimta ayaa ku guuleystay dagaal ay labada dhinac galeen.

      February 26, 2008, Waxaa uu Mareykanka ku daray Al-shabaab liis-ka kooxaha argagixsada.

      1-da May 2008-dii Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah Dhuuso-Mareeb ku dilay Hogaamiyihii Al-shabaab Aaden Xaashi Ceyrow.

      September 14, 2009: Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay Saalax Nebhan.

      21/01/2012: Dilkii Mareykanka ee Bilaal Al-Barjaawi.

      10 Febraayo 2012: Al-shaab oo ku biiray Al-qaacida sida uu sheegay Ayman El-dawaahiri oo ah hogaamiyaha Al-qaacida.

      6-dii June 2012, Mareykanka oo lacag dul dhigay ciddii soo sheega xogta Hogaamiya Al-shabaab Axmed Godane, Mareykanka ayaa madaxiisa dul digay ilaa $7-million (5.35-million-euro).

      1 April 2013: Obama oo saxiixay in Taageero militari siiyo Soomaaliya si dowladda ula dagaalanto waxa uu ugu yeeray argigixisada.

      5 October 2013: Mareykanka ayaa dilay Abdikaadir Mohamed Abdikadir,Cikrima .

      28-October 2013: Ibraahim Cali Cabdi Anta Anta oo weerar uu Mareykanka cirka lagu dilay Jilib agteeda .

      28 March 2014: Obama Wuxuu ku dhawaaqay abuuritaanka santuuq ilaa shan billion oo doolar lagu caawiyo dalalka dunida oo dhan oo soomaaliya ay ka mid tahay si argagixisada loola dagaalmmo.

      Jul 10, 2014: Xukuumadda Soomaaliya ayaa meel marisay anti terror law oo ah sharci lagula dagaalamayo Argagixsada.

      1 September 2014: Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay hogaamiyhii Al-shabaab Sheekh Muqtaar Cabdulraxmaan (abuu subeeyr/ Godane.)

      Dagaalka Mareykanka ee la magac baxay la dagaalanka argigixisada uma muuqdo mid dhamaad leh, iyada oo maalin walba sii xoogeysanayo dagaalka Mareykanka uu kula jiro Islaamiyiinta.

      W/D: Xafiiska dabagalka Goobjoog FM

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Maamulka Gal-mudug oo ka hadlay ammaanka koonfurta Gaalkacyo

      Next Post

      Uganda oo ka digtay in Al-shabaab weeraro ka geystaan dalkeeda

      WARAR DHEERAAD AH

      AFRICOM : Khatarta Amni ee Hadda Jirta Ma Ahan Shabaab ee Waa Mudda Kordhinta
      amaanka

      April 23, 2021
      Idriss Déby  Oo Maanta La Aasayo
      amaanka

      Idriss Déby Oo Maanta La Aasayo

      April 23, 2021
      Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17
      Wararka Dalka

      Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17

      April 22, 2021
      Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka
      amaanka

      Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka

      April 22, 2021
      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga
      amaanka

      Dr. Buurane oo Lagu Dilay Muqdisho

      April 22, 2021
      Adis Ababa: Midowga Afrika oo  Maanta Kulan Degdeg ah Ka Leh Doorashada Soomaaliya
      amaanka

      Adis Ababa: Midowga Afrika oo  Maanta Kulan Degdeg ah Ka Leh Doorashada Soomaaliya

      April 22, 2021
      Load More
      Next Post

      Uganda oo ka digtay in Al-shabaab weeraro ka geystaan dalkeeda

      Xildhibaan Gaarane: Dowladda wax wayn ayaa u qabsoomay labadii sano ay jirtay

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      amaanka

      Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo

      April 22, 2021

      Kula aan rasmi aheyn oo golaha ammaanka ay...

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

      Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda

      April 21, 2021
      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey

      April 21, 2021
      Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro

      Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17

      April 21, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      AFRICOM : Khatarta Amni ee Hadda Jirta Ma Ahan Shabaab ee Waa Mudda Kordhinta

      AFRICOM : Khatarta Amni ee Hadda Jirta Ma Ahan Shabaab ee Waa Mudda Kordhinta

      April 23, 2021
      Idriss Déby  Oo Maanta La Aasayo

      Idriss Déby Oo Maanta La Aasayo

      April 23, 2021
      Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17

      Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17

      April 22, 2021
      Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka

      Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka

      April 22, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 450,202 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW