Soon Iyo Roob Doon Dalka Ka Bilaabanaya Todobaadkan

Maalinta Arbacada waxaa Soomaaliya ka bilaabanaya Soon la xiriira arrimaha abaaraha, sida waxaa sheegay guddoomiya culimada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad.

Sheekh Axmed oo LA hadlayey radio Muqdisho waxaa uu inta raaciyey in Soonka uu socon doono illaa jimcaha, si sabtida loogu khatimmo Roob Doon

Dalka waxaa ka jira abaaro dad iyo duunyaba Ku dhinteen, in ka badan 800 milyan oo dolar ayey qaramada midoobey sheegtay in arrinkaas wax looga qaban doono.

Dalal badan ayaa illaa iyo haddalas jawaabey, waxaa ugu dambeeyay madaxweynaha Turkiga Erdugan oo isaga iyo shacabkiisa ballan-qaaday in ay wax ka qaban doonaan abaaraha dalka ka jira.

Related Articles

5 Comments

Leave a Reply to Customized Term Paper Writing Services Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW