Suldaan Qaabuus oo Geeriyoodey iyo Magacaabis La Sameeyey

Waxaa geeriyoodey Suldaanka Cummaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid isaga oo jiray 79 sano, waxaana la sheegayaa in qoyska isku raacay in la magacaabo Heysam Bin Dhaariq Ala Saciid inuu jagada qabto.

Ninkan cusub oo horay u soo noqday wasiirka Thaqaafada waxaa uu aad ugu dhowaa Suldaanka geeriyoodey, waxaana la sheegayaa inuu wax ka dejiyey aragtida dhaqaale ee dalkaasi lagu maamuli doono ilaa 2040.

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW