U bood dhigaalka

Taabid Oo Shaaciyey In Labo Arrin Oo Kaliya Uu Ku Waayay Xilkiisa

Sheeko:Dalka

Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa sheegay in xil ka qaadistiisa ay soo dedejisay Labo arrin oo uu saxaafadda usoo bandhigay.

Waxa uu tilmaamay in arrimahaasi ka mid yihiin amniga iyo sidoo kale shirkii wadatashiga iyo nabadeynta gobolka Banaadir.

Taabit

 

 

 

 

 

 

 

 

Dhanka kale, Taabit ayaa soo dhoweeyay una hambalyeeyay duqa cusub ee Muqdisho C/raxmaan Yariisow.

Goobjoog News