Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan”

Tababarihii hore Xulalka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdulle Farayare ayaa qabtay shaqada kooxda kubbadda cagta Raadsan oo ka ciyaarta horyaalka Somalia Premier League, waxayna maamulka kooxda talaabadan ku sheegeen guul weyn oo u soo hooyatay. “Aad Ayaan ugu faraxsanahay in aan qabato shaqada kooxda Raadsan oo da’daal wanaagaan samaysay labadii sanno la soo dhaafay aad ayaan … Continue reading Tababare Maxamed Cabdulle Farayare “Horomar Weyn Ayaan Ka Geysan Doonaan Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan”