U bood dhigaalka

Taksiga Aamusan iyo Dalka Jabaan

Waa Taksi loogu talagalay raaxada qofka rakaabka ah, waxaa soo saartay shirkadda Mayako Tax ee dalka Jabaan

Taksiga, midab iyo qaab ahaan kama duwana taksiga caadiga ah, waxaa gudaha taksiga ku yaalla boor ay ku qoran tahay “adiga waxaad saran tahay mid gawaariga aamusan”

Qofka Saksiilaha ah 3 jeer keliya ayuu kula hadlaa

  1. Salaanta marka aad gaariga soo galeyso.
  2. Marka uu ku weydiinayo halka aad u socoto
  3. haddii ay dhacaan arrimo halis ah sida shil

Laakin qofka rakaabka ah waxaa uu taksiilaha la hadli karaa markii ay dani ka gasho.

5 Taksi oo Tokyo ka dhex shaqeysa ayaa lagu bilaabay

Goobjoog News