U bood dhigaalka

Taliska Booliiska oo Ka Shiray Amniga Caasimadda

Sheeko:Amniga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee hoggaamada iyo fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo korartay Caasimada iyo sidii wax looga badalilahaa hanaanka shaqo ee Ciidanka ee ku sugan Muqdisho.
Taliya ayaa Sheegay in uu Magacabayo Gudi ka shaqeynayo Kormeerida Baraha hubinta gaadiidka, kuwaasi oo wacyi galin Buuxda sameeynayo ciidamadaasi maadama loobahanyahay in wax lagabadalo Habdhaqanka Ciidamada.
Ugu danbeyn, Taliyaha ayaa ku amray taliyeyaasha xasilinayo Caasimada iyadoo laga dulayo cabashooyinka Shacabka Soomaaliyeed, iskulana xisaabtamayo dhacdooyinka soo laa laabtay.
All reactions:

632