Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Taliye u Magacaabay Dhuusamareeb

Taliyaha ciidamada booliska Soomaalioyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu taliye Boolis ugu magacaabay, saldhigga boolika Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug. kadib markii dhowaan uu iscasilay taliyihii hore.

Wareegtada ka soo baxday taliye Xijaar ayaa Dhamme Nuur Cilmi Maxamed loogu magacaabay taliyaha booliska magaalada Dhuusamareeb,  taliya cusub ayaa waxaa  horay taliye uga  soo noqday  Saldhigyada Booliiska ee Cabudwaaq iyo Xeraale.

Image may contain: 1 person

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW