U bood dhigaalka

Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Lugu Dilay Gaalkacyo.

Sheeko:Amniga

Waxaa saaka dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku geeriyooday taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland G/sare Cismaan Cumar Maxamed.

Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhaxeeyey maleeshiyaad taageersan ganacsato horay xukuumaddii Gaas ay kaga Iibisay xaradii ciidamada xoogga ee KABISTA iyo ciidamada ammaanka.

Goobjoog News