U bood dhigaalka

Taliyihii Xerada Kaarayaasha Oo Burco Lagu Dilay

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in goordhaw magaalada lagu toogtay taliyihii xerada kaarayaasha Mursal Meygaag.

Dilka taliyaha ayaa la sheegay in uu ka dambeyay mid ka mid ah ciidamada ka amar qaata taliyaha oo dil u geeystay.

Illa iyo hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dilka Taliya.

Wixii war ah ee ku soo kordha dhacdadaan kala soco  Goobjoog News