U bood dhigaalka

Trump iyo Xaaskiisa oo Laga Helay Covid 19

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa Melania iyaga oo galay karantiil muddo ah

“Aniga iyo haweeyneyda 1aad ee Mareykanka waxaa nagala helay Covid 19, waxaan bilaabeynaa karantiilkeenna iyo hannaanka bogsashada oo degdeg ah. Waan ka wada bixi doonnaa”