U bood dhigaalka

Trump oo Sheegay In Hadaladiisa Dartood Loo Go’doomiyay Qatar

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Mareykanka D. Trump ayaa taageeray xayiraadda LA saarey Qatar isaga oo weliba sheegtay in uu lahaa saameynta oo Carabta ay  warkiisa maqleen.

Trump oo 3 qoraal soo dhigay bartiisa Twetterka ayaa sheegay in booqashii uu tagay  bariga dhexe ka dalbaday madaxda in LA jaro maalgelinta argigixisada, madaxda waxaa Farta Ku fiiqayaan Qatar.

Madaxweynaha waxaa uu sidoo kale ka Hadley in hadaladiisa uu dalalka Islaamka Ku yiri markii uu joogay Riyadh ay  miro dhaleen.

Wararka oo faah-faahsan iyo saameynta hadalka Trump kala soco Goobjoog News.