U bood dhigaalka

Turkiga oo Taageeray Guddigii Lagu Muransanaa iyo Midowga Murashaxiinta oo u Digay

Sheeko:Amniga
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo saaray maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu Turkiga taageero guddigii doorashada ee lagu murasnanaa iyaga oo ugu baaqay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya inuu dhex dhexaad ka noqdo arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya.