U bood dhigaalka

Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

Sheeko:Amniga

Waxaa jira xildhibaanno si gaar ah uga shaqeeyey isla markaana saxiixay Mooshinka 2 Sano Loogu Daray Farmaajo.

Goobjoog News ayaa heshay liiska magacyada 34 Xildhibaan oo keenay mooshinka 2-bada sano loogu daray Farmaajo.

Sida liiska ku cad, 50% Waa haween, taas oo ku tuseysa sida Farmaajo saameyn ugu leeyahay dumarka oo looga tiro badan yahay Aqalka golaha shacabka

Wararka ay heleyso Goobjoog News ayaa intaasi ku daraya in koramka aanu dhameyn maalintii la ansixinayey xeerka gaarka ah ee jiheynta doorashada ee keenay in Farmaajo loogu daro 2 sano.

Goobjoog News