U bood dhigaalka

UNESCO Konfur-America Ku Taallo Oo Aqoonsatay Jaamacado Soomaaliyeed

Sheeko:Dalka

Layaab ma aha inaad aragto magaca UNESCO oo hay’ado kale oo adduunka ah ay la baxayaan, UNESCO , hay’adda soo daabacday 8 jaamacadood ee Soomaaliyeed, waa magaca u dhigma kan hay’adda Qaramada Midoobay ee xaruntiisu tahay Paris, laakiin waa mu’asaso kale oo jirta kanaa dhisayn South America, waa hay’ad la tartameysa UNESCO eedaymo usoo jeedisa bedelna u ah, siday sheeganayaan, aasaasayaasheedu. si sanadle ahanta waxay u soo saartaan liiska kala sarreynta jaamacadaha Adduunka.

Hadaba, warbixintii hay’adda UNESCO ee 8 jaamacadood ee Soomaaliyeed ay ku jireen maaha UNESCO-tii Qaramada Midoobay ee waa urur kale oo ka dhisan Konfur-America oo laakiin la tartama hay’adda UNESCO isla markaana aaminsan inuu u dhigmo.

Sida ku qoran qoraalkan, hey’adda waxaa ay ku bareysaa in ay jirto UNESCO kale.

uneco