U bood dhigaalka

User Submitted Post

Sheeko:War

Macalinkii ayaa Ilmaha barayay Ereyada Ingariiska iyo macnahooda Soomaaliga ah. Wuxuu Sabuuradda ku qoray:
Doctors= Dhaqtarooshin
Isagoo sii sharraxayana wuxuu cod dheer ku yiri ( Waa nimanyaasha iyo naagayaasha dharka cad cad oo Isbitaalyaasha joogaan)
Afkaaga sidaad ku tahay ayaad Af kalena ku noqonaysaa.
by: c/laahi ahmed siyaad (aashaa)
tell: 015189327/ 0699990301
xigasho: m/dhaaley