U bood dhigaalka

User Submitted Post

Sheeko:War

Ku soo dhawaada Aqristayaal maal walbo oo aad joogta Waa markale iyo barnaamijkii Daljir oo aalaaba ka aqrisan jirteen maalin walbo marka laga reebo maalinimada Jimcaha Aalada facebookga.. Waxaan ku soo qaadaneynaa Barnaamijka Maanta Waa kuwa Asgari ? ………………… Asgari Waa wadani daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa ………………………….. Asgariga Waa in la siiyaa Taba bar sadax bilood ah Dariis nombareesan ID Card lagu garanayo ……………………. Asgari Waa midka fuliya Awaamiirta saraakiisha iyo madaxda ka sareeysa ………… Asgari Waa ilaaliyaha bulshada Waa in uu ahaado mid Aqlaaqda leh jirkiisana uu dhisan yahay balwadna aan lahayn Iimana leh kuna qanca shaqada uu qabanayo wixii masaariif ah oo ka soo galo shacabkana aanan baaran ee caawiya kana fikira hormarinta Amaanka iyo xasiloonida dalkiisa …….. una babac dhigi karo xaalad walbo oo soo wajahda …….. lehna damiir iyo damqasho bini aadan …… Asgari Waa kee Asgari Waa kee Amaanka kii sugaaw Waa geesi aan baqin oo daacad ah ……