Villa Hargeysa: Mooshinka Jawaari Oo Go’aan Laga Gaarayo Daqiiqadaha Soo Socda

Sida uu sheegayo Wariyaheenna ku sugan Villa Hargeysa waxaa socda wadahadallo lagu xalinayo Khilaafka.

Kulammo gooni gooni ah ayaa ka socda Villa Hargeysa oo looga arrinsanayo sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya golaha shacabka.

Villa Hargeysa ayaa waxaa ku sugan hoggaanka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka,waxaana socda isku daygii ugu dambeeyay ee xallinta khilaafka golaha shacabka.

khilaafka golaha Shacabka ayaa waxaa uu soo bilowday 14  bishaan Maarso welina wax xal ah lagama gaarin.

Goobjoog News

Related Articles

40 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW