U bood dhigaalka

Waa Kuma Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi
Waxaa uu ku dhashay Baabiley , Itoobiya sanadkii 1946-dii
Waxbarasho:
1964-1968: Dugsi sare, Madahania-Alam, Harar
1975-1977: Kuliyadda siyaasadd, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Muqdisho
1980-1981: Machadka Maamulka iyo Maareynta, SIDAM, Muqdisho
1985-1990: Kuliyadda Dhaqaalaha, Jaamacadda Umadda, Muqdisho
Shaqo:
1972-1974: Macalin Ceel Jaalle
1974-1975: Qasnajiga guud ee Wakaaladda ONAT, Muqdisho.
1977-1979: Xogheyaha xarumaha waxbasrashada UDHKS
1979-1980: Kaaliyaha 1aad ee gobolka Waqooyi beri, Hargeisa.
1979-1980: Guddoomiyaha degmada Marka
1981-1990: Maareeyaha guud ee golaha murtida iyo madadaalada ama Theater-ka
1979-1990: xubin golaha shacabka Soomaaliyeed.
1991-1992: Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta.
1992-1996: Agaasimaha Maareynta ee Hey’adda Afri-Action.
1997-2004: Agaasmiha Maareynta Tubta Nabadda.
2004-2009: Xubin Baanrlamaan.
2005-2007: Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka.
2008-2009: Wasiirka Caafimaadka
2012-2016: Xubin Baarlamaanka, iyo guddoomiyaha guddiga warfaafinta ee golaha shacabk