U bood dhigaalka

Waa Kuma Samiiro Maxamuud Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga
Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad  ayaa ku guuleystay kursiga Tobanaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.

Senatorka 10 aad ee Puntland kasoo baxay samiiro maxamuud xaaji cawad iyada oo murashax naciima axmad bakar ay isaga hartay tartanka cod gacan taag ah oo barlamaanka puntland ay u qaadeen ka heshay wadar ogol 65 Cod .

Samiiro Xaaji Cawad, waxay ku dhalay Muqdisho 1983-dii Waxbarashada hoose ilaa Sare Kenya, dusgi sare ilaa Jaamacad dalka Holland Waxay kasoo shaqeysay Daryeel bulshada dhimirka, caawinta haweenka.

Goobjoog News