U bood dhigaalka

Waa Kuma Sareedo Maxamed Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare

Sheeko:Amniga
Sareedo Maxamed Xasan ayaa ku guuleystay kursiga Kow iyo tobanaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.

Senatorka 11aad ee Puntland kasoo baxay Sareedo Maxamed Xasan “Jeyte” ayaa ku guulaystay kadib markii Fartuun yuusuf jaamac ay tartanka isaga hartay iyada oo cod gacan taag ah oo barlamaanka puntland u qaadeen ka heshay wadar ogol 64 Cod .

Sareedo Maxamed Xasan, waxaa u tanaasuashay Fartuun Yuusuf Bossaaso ku koray, waxna ku baratay, waxay heysataa shahaadada heerka 1-aad ee cilmu nafsiga Shaqada, 1996-2001: Macalimad iskuul Imaamu shaafici Boosaaso, 2005-2006: Imaamu Nanawi ee Galkacyo, 2006-2010 waxay aheyd ganacsato. Waxay sheegtay iney korisay 3 wiil oo agoon ah 2012-2018 save the children, NGO’s dalka gudahiisa ah.

Goobjoog News