U bood dhigaalka

Waa Kuma Senator Dhagdheer Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Seddaxaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.

Senator Cabdi Axmed Dhuxuloow  kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Nuur Guutaale.

Cabdi Axmed Dhuxulow waa uu ahaa Senator ka tirsan baarlamaanka 10-aad ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa uu qeyb ka yahay kooxda waayo-arag, waxaa uuna lasoo shaqeeyey madaxweyne Qoo-qoor, sidoo kale xildhibaan golaha shacabka ayuu ahaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaa uu ka guuleystay Nuur Xasan Gutaale.

Goobjoog News