Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Labaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.
Senator Yuusuf Geelle Ugaas kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Daahir Faarax Fiidow.
Yuusuf Geelle Ugaas( Dhagey), oo ka tirsanaa baarlamaanka 10-aad ee federaalka ah, , waxaa uu ka tirsan yahay kooxda Waayo-arag, waxaa uu ka tirsan dadkii lasoo shaqeeyey madaxwweyne Qoorqoor, hadda waxaa uu ka adkaaday Daahir Faarax Fiidow.
Goobjoog News