U bood dhigaalka

Waa Kuma Senator Duniyo Maxamed Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu doortay kursigii Lixaad ee Senatorada Aqalka sare galmudug ku matali doonta.

Senator Marwo Duniyo Maxamed Cali kadib markii uu helay uu u tanaasulay musharixii la tartamayay oo lagu magacaabo Qadro Cabdullahi isxaaq.

Duniyo Maxamed Cali, hadda waxay ka tirsaneyd golaha shacabka ee baarlamaanka 10-aad, waxay ku dhalatay Dhuusamareeb 1970-kii halkaas oo waxbarasho ilaa dusgi sare ku sameysay, waxay muddo lasoo shaqeysay madaxdii kala duwanaa ee Galmudug, waa kooxda waayo-arag ee madaxweyne Qoor-qoor, waxay ka adkaatay Qadro Abdullahi Isxaaq.

Goobjoog News