Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur
ayaa goor dhaw ku soo baxday doorashada Aqalka ssre isagoo helay codadkii la dhiibtay 76 , halka Nuur Baabul Caddow uu helay  cod 9 cod.
Mar uu ka hor hadlay baarlamaanka Koonfur Galbeed waxaa uu khibradda shaqo ku sheegay in 40 sano ka shaqeynayey dowladda hoose, ka noqday agaasime, xogheyaha iyo jagooyinka kale, waxaa uuna codsaday kalsoonida Xildhibaannada halka ninka tartamay ee Nuur Baabul Cadow uu isna ilaa dugsi sare Baydhabo ku dhameeyey.
Kursiga waxaa laga qaaday oo horay ugu fadhiyey Senator Cabdullahi Cabdi Garuun, waxaa leh beesha Mirifle, Geeladle.