U bood dhigaalka

Waa Kuma Wasiir Ku-xigrenka Deegaanka iyo Beeraha Puntland Ee Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Senatorada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Senatorka 8aad ee Puntland kasoo baxa waxaa ku guulaystay Zaynab ismail Mohamed kadib markii murashax Aamina jama ibrahim ay tartanka isaga hartay iyada oo cod gacan taag ah oo barlamaanka PL u qaadeen ay heshay 65 Cod .

Zaynab Ismaaciil Maxamed waxay ka soo baxday Gahayr, waxayna kasoo shaqeysay ha’addo si gaar ah xalinta khilaafaadka ,waxbarashada haweenka iyo ilaalinta deegaanka .

Waxay haatan kamid ahayd golaha wasiirada Puntland iyada oo ahayd wasiir xigeenka deegaanka.

Goobjoog News