Waare “Hoos Haloo Xalliyo Wixii Jira” (Dhageyso)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo hadal ka jeediyey Caleema saarka madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo dhowr ah.

Waxa uu sheegay Waare in Puntland ay casharro badan ka barteen, islamarkaana ay rajeynayaan in wax badan ka faa’idaan.

Waxa uu Waare sheegay in waxyaabaha ay ka faa’idi doonaan Puntland ay tahay in hoos loo xalliyo wixii jira, sidoo kale la wadahadlo, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

15 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW