Waare Oo Heshiis La Gaaray Villa Somalia

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu heshiis la galay dowladda Federaalka, kaddib wada hadalo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdi Waare  oo hadal jeediyey waxaa uu yiri “Waxaan rajeynayaa dowladda inay ka miro dhaliso wada hadalladaas, dhibaatooyinka aan sheegnana wax nagala qabtaan” waxaa uu intaasi raaciyey inuu ballanta uga baxay dowlad goboleedyada kale, muujiyana niyad wanaag.

Haddaba, Halkan Ka Akhris, Qoraalka Ka soo baxay

Related Articles

One Comment

  1. The golden boot and golden glove are already handed to the leading scorers and clean sheet holders each season, but now the Premier League is looking to reward creativity. Premier League launch first ever playmaker award for most assists in a season… and Manchester City star Kevin De Bruyne is leading the way

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW