Waddooyinka Gala Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho Oo Saaka Xiran

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xiray waddooyinka gala Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, xilli maanta la filayo inuu furmo Kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka.
Ciidamada ayaa wadada ka xiray inta u dhaxeysay Isgoyska SYL iyo sidoo kale Midka Sayidka, waxaana halkaasi laga celinayaa gaadiidka shacabka ah.
Gaadiidka shacabka ah ee laga celiyo wadadaasi ayaa maraya xaafadaha halkaasi ku dhaw, kadibna kasii aada meelaha ay ku socdaan.
Inta badan marka uu kulmayo baarlamaanka Soomaaliya waxaa sidaan oo kale loo xiraa wadada horumarta xarunta golaha shacabka ah.
Sidoo kale wadadaan ayaa la xiraa marka magaalada Muqdisho ay soo gaaraan wufuud caalami ah, ama sidoo kale lagu qabanayo shirar muhiim ah.
Goobjoog News
Ppnlaq emyrdl Buy pfizer viagra cialis manufacturer coupon 2019
Tzxesc cybwfc Buy pfizer viagra cialis coupon walgreens
Ugmdae jlvxrw Generic cialis sale cialis price walgreens
Xqiolo tolclr canadian online pharmacy Iidau