U bood dhigaalka

WAR DEG DEG AH: Gudoomiyaha baarlamaanka oo aaday madaxtooyada iyo xildhibaanada oo qado dalbaday

Sheeko:Dalka

Warar hadda kasoo baxaya baarlamaanka waxa ay sheegayaan in guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari uu wadatashi u aaday dhanka madaxtooyadda Soomaaliya kadib markii ay u suurogali weysey in uu furo baarlamaanka buuq dartiis.

Sidoo kale xubnanaha baarlamaanka ayaa iyagu qado ku dhex dalbaday baarlamaanka kadib markii la gaaray xiligii qadada loo bixi lahaa, balse iyagu goostey in ay baarlamaanka ku dhex qadeeyaan.

Goobjoog News